Video:-Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay dagaalka Buuhoodle

Puntland ayaa ka hadashay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday tuulooyin hoostaga Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.

Dagaalkan ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dagaaladaas aysan aheyn kuwo siyasadeed balse ay yihiin kuwa ay wada dagaalamaayan Beelo.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay dagaalkaas, waxaana uu u qornaa sidatan:-

 

 

Hoos ka daawo muuqaalka shirak jaraa’id ee Madaxweyne Camey.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading