Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaarie( Qoorqoor) ayaa tacsi udiray Shacabka iyo madaxda Putland Geeridii ku timid Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Putland Marxuum Axmed Muuse Nuur-yare.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.