Video:-Madaxweynaha Gobolada Dhexe oo ogolaaday in hal maamul oo dhiso Gobolada Dhexe

“Laba Meelood Dawladii hore ayaa u kala Jeedisay, Waxaanu Rajaynaynaa in Hada Hal Meel loo Wada Jeesan doono, Inta kale ee Arintaasi Nala Qusayso waxaanu ka filaynaa inay nala Qaataan, Sidoo kalana Dawlada Cusub ee Soomaaliya ayaanu ka sugaynaa inay Nagala Shaqayso, Waxaanu Doonaynaa inaan Midayno Dhamaan Ciidanka, Si ay Dalkooda Cadowgooda uga Sifeeyaan” Ayuu yiri Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe.hoos ka daawo muuqaalka..

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/1epsL-0QfYE


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Madaxweynaha Gobolada Dhexe oo ogolaaday in hal maamul oo dhiso Gobolada Dhexe"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading