Video:-Madaxweynaha Jamhuuriyada oo furay kalfadhigii 4-aad Ee Baarlamaanka Fadaraalka

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kalfadhigii afraad ee golaha shacabka, oo lagu qabtay dugsiga tababarka booliiska ee Janaraal Kaahiye ama School Polizo.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Dowlada Fadaraalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ku dheeraaday guulo uu sheegay in dowladdiisa ay gaartay mudaddii ay shaqeyneysay,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading