VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo $15,000 oo dollar ugu deeqay Ayaan Xasan (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa $15,000 ugu deeqay Ayaan Xasan Ducaale iyo Munasar Xasan Ducaale oo labudaba araga naafo ka ah, si wax looga qabto xaaladooda Caafimaad.

Talaabadan ayaa ka dambeysay kaddib markii uu daba dheeraaday dadaal la doonayay in xaalada Caafimaad loogu qaado Dalka Dibediisa carruurta naafada ka ah araga, sidoo kalena ay qaar kamid ah dhakhaatiirtu sheegaan inaan waxba laga qaban karin xaalada carruurtan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading