Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wuxuuna ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo maanta arxan laawayaasha ah cadowga ummada Soomaaliyeed ay ku dileen Gaalkacayo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.