VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiyada Dastuurka Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan soo dhawayn iyo is xog waraysi isugu jiray la qaatay Guddiyada Dastuurka Heer Faderaal iyo Heer dowladaha Xubnaha ka ah DFS, kuwaasoo Maalinta Berrita ah uu Shir uga furmi doono magaalada Garoowe.

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mahad naq kadib Guddiyada Dastuurka kula dar-daarmay inay dar-dargaliyaan howsha loo igmaday.

https://www.youtube.com/watch?v=ud6rN9VW2bE&feature=youtu.be

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading