Video:- Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha Ka ah DFS Oo ka qaybgalay fadhigii 15aad Ee Aqalka-sare

Madaxweyneyaasha Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta ka qaybgalay fadhigii 15-aad ee Xildhibaanada Aqalka Sare  baarlamaanka fadaraalka ah.

Madxaweynayaasha ayaa fadhiga ka horjeediyay khudbado taabanayay dhinacyo badan,waxaana kusoo dhaweeyay xarunta Gudoonka Aqalka iyo Xildhibaanada Golaha,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka khudbadaha madaxda


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading