Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaam ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada kismaayo,waxuuna saxaafada uga warbixiyay shirkii ku saabsanaa maniag ee ku qabsoomay mqudisho,kaasoo dhexmaray madaxda fadaraalka iyo madaxda dawladaha xubnaha ka ah dawlada fadaraalka,hoos ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.