Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe muxuu kala soo kulmay shirkii Baydhabo?

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo dib ugu soo laabtay xarunta Kmg-ah ee Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay qaybta VIP-da ee Garoonka diyaaradaha Kismaayo waxuu ku faahfaahiyay shirkii amniga qaranka dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday madaxda Somalida Magaalada Baydhabo.

Shirka ayaa xalay saqdhexe lasoo gabagabeeyay lagana soo saaray Warmurtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda Somalida oo idil.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading