Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safarro uu mudooyinkii u danbeeyay ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Axmed Madoobe oo saxaafada la hadlay kadib soo laabashadiisa ayaa ka warbixiyay safarkisii uu ku marayay dalal dhawr ah iyo waxa uga soo qabsoomay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.