Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe Oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Wasiiro Xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa kamid ahaa waftiga Madaxweynaha oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Baydhabo.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku amaanay dadka ree Baydhabo ugana mahad celiyay sida weyn ee ay usoo dhaweeyeen.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam wuxuu sheegay in ay halkan u yimaadeen ka qayb galka wajiga labaad ee shirka Dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka,waxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in shirkan ay wax wanaagsan kasoo bixidoonaan oo umada u dan ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading