Video:-Madaxweyne Axmed madoobe oo soo dhaweeyay Magacaabista Rw cusub ee Fadaraalka

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaam(Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ee laga soo doorto Jubaland.

Kulanka Madaxweynaha iyo Xildhibaanada fadaraalka ayaa ahaa is waraysi iyo kala xog qaadasho.

Dhanka kale Madaxweyne Axmed madoobe ayaa soo dhaweeyay magacaabista RW Cusub,waxuuna kula dardaarmay Xildhibaanada laga soo doorto Jubaland in ay u shaqeeyaan danta Dalka iyo Dadka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Axmed madoobe oo soo dhaweeyay Magacaabista Rw cusub ee Fadaraalka"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading