Video:-Madaxweyne Camey”dagaalku waa soconayaa inta taako dhulka Puntland ah ay haysato maamulka Hargaysa”

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey oo goor dhaw la hadlay warbaahinta dawladda PuntlandTV ayaa sheegay in uu soconayo dagaalka gobalka Sool hadda ka bilowday oo uusan istaagi doonin inta TAAKO kamid ah dhulka Puntland ay ku jiraan ciidamada Somaliland.

Mudane Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa waxa uu sheegay in ay Puntland taako ka mid ah dhulkeeda aysan ka tanaasuli doonin, cid kasta oo la timaadana ay talaabo ka qaadayso dawladdooda,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading