Video:-Madaxweyne Cosoble”Inqilaabka fashilmay waxaa ka danbeeya Rw khayre”

Madaxweynaha Hir-Shabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa maanta ka hadlay inqilaabkii dhicisoobay ee maalmo ka hor lagu sameeyay.

Cosoble oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay Inqilaabkaas fashilmay uu ka danbeeyay RW khayre.

Dhanka kale Madaxweyne Cosoble ayaa magacaabay Gobol cusub oo kusoo biiray Gobolada Hir-Shabelle ay ka kooban tahay,waxuuna labo ukala qaaday Gobolka Hiiraan oo ka dhigay labo Gobol.

Gobolka cusub ee uu magacaabay Cosoble ayaa lagu magacaabay Shabeelada-sare,sidoo kale Madaxweyne Cosoble ayaa si cad uga hor yimid go’aanka Dawlada Fadaraalka ay kula safatay Dawlada Qadar,hoos ka daawo muuqaalka shirka jaraaid ee Madaxweyne Cosoble.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading