Video:-Madaxweyne Deni iyo Isimada Bari oo kulmay

Si rasmi ah,ayuu ufurmay kulankii Isimada iyo Dowlada ee Bosaso.

Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin (Calbari)iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad.

Waa kulan Bulshadu ay wada sugaysay oo xal kama danbaysa loogu raadinayo khilaafkii PSF.

Isimadu,iyagaa Qadada usameeyay Madaxweynaha.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading