Video:-Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay dhisme cusub Oo lagu kordhinayo Safaarada Zambia

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaggax dhigay dhismaha Qeybta deegaanka Safiirka iyo Guriga Martida ee Safaarada Soomaaliya ee Dalka Zambia, Dhismaha xarumaha lagu kordhinayo Safaarada waxaa iska kaashanaya Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Safaarada.

Waxaa Madaxweynaha ku weheliyay munaasabadda, Safiirka Soomaaliya ee Dalka Zambia Marwo Xaawo Xasan Maxamed, Safiir Ku-xigeenka Safaarada Mudane Yaasiin Seed, Mudane Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland iyo Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Zambia Mudane Maxamuud Maxamed Hiiraan iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Zambia,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading