Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa dhagax dhigay wajiga 2aad ee dhismaha dekedda Garacad kaasi oo noqon doona dhismaha qaybta badda gudaheeda,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.