Video:-Madaxweyne Deni oo gaaray Dekeda Garacad

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug, halkaasi oo ay kusoo dhoweeyeen Masuuliyiinta Degmada Jariiban.

Guddiga Dhismaha Dekadda Garacad oo ay Weheliyaan Masuuliyiinta Shirkadda Wadaagsan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka Garacad.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading