Video:-Madaxweyne Deni oo garab istaagay Shacabka Gedo

Madaxweyne Deni oo garab istaagay Shacabka Gedo,Barawe iyo Bardaalle.

“Madaxda Dowlada Dhexe,waxaan usheegayaa in aysan samayn ficilladii ay ku dhaliili jireen Dowladii hore oo ay iyagu dhibanaha uhaayeen oo aysan Shacabka Gedo ka xirin Hawada kana joojin Diyaaradaha”Ayuu yiri M.Deni.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading