Video:-Madaxweyne Deni oo kala diray Gudigii Garsoorka Gobolka Mudug lana kulmay saraakiisha amaanka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Golayaasha dowladda ee safarka ku weheliyey, Saraakiisha ciidanka gobolka Mudug, sidoo kale wuxuu Madaxweynuhu kormeeray xaruunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.

Dhinaca kale Madaxweyne Deni ayaa kala diray maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Mudug, tan racfaanka iyo xeer ilaalinta gobolka Mudug.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading