Video:-Madaxweyne Deni oo kormeeray Buundada Qayaadsame

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa maanta kormeeray Buundooyinka deegaanka Qayaadsame ee Gobolka Karkaar, oo dayactir iyo dhisme ay Dowladdu ku wado.

Madaxwweyne Deni ayaa ahmiyad gaar ah siiyey dayactirka dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ugu horeyso wadada weyn ee isku xirta Gobollada Puntland, kharashka lagu dhisayo wadooyinka waa cashuurtii laga qaaday dadweynaha oo Dowladdu dalka dib ugu celisay. waxaana fulinaya shaqada socota shirkadaha dhismaha ee Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading