Madaxweyne Deni oo Munaasabadda ka hadlay ayaa aad ugu dheeraday muhiimadda ay Puntland u leedahay Dhismaha Dekedda Garacad
“Qalabkan oo Dowladda Puntland dhammaanteed, gaar ahaan gobolka Mudug ay mudo dheer sugayeen inaan maanta halkan iyada oo nabad qabta iyo anagoo nabad qabna aan iskugu nimaadno waa guul xag Alle ka sugnaatay, mashaariicdan waaweyn oo hada laga sheekeeyey kuwa hada socda iyo kuwa imaan doona intaba dedaalka dad weynaha iyo Dowladda oo is kaashaday ayey ku hirgaleen”
“Waad ogtihiin mashaariicdaas bilowgeedii xukuumadihii naga horeeyey ayaan uga mahadcelinaynaa haday ahaan lahayd Dekedda, haday ahaan lahayd garoonka diyaaradaha iyo kastamkaba, Dowladnimadu waa qori isku dhiib, qofka sharci baa lagu doortaa sharci buuna ku shaqeeyaa, sharcigaana faraya in uu danaha dalka ka shaqeeyo”Ayuu Yiri Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.