Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.
Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud ee dalka iyo Doorashadda.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.