VIDEO: Madaxweyne Deni oo magacaabay guddi cusub

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdullaahi Deni, ayaa faray Golaha Wasiirada inay dhaqan geliyaan amar uu kasoo saaray Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka.

Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa magacaabay Guddi hoosaad ka shaqeeya wixii la xariira arrimaha dhulka, guddigaas oo ay kamid yihiin Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Amniga, Howlaha Guud, Cadaaladda iyo Xanaanada Xoolaha.

https://www.youtube.com/watch?v=OAe0Zk7xVaY&t=3s

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading