Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Bariga iyo Bartamaha Africa, kuwaas oo kasoo qayb-galay shirka Maalgashiga Puntland oo maalintii labaad ka socda caasimadda Garoowe.
Guddoomiye Ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia Cali Baashe Bare iyo Ganacsade Soomaaliyeed oo kamida Ganacsatada dalka Kenya ayaa ka hadlay kulankani iyo muhiimadda Shirka Maalgashiga Puntland uu leeyahay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.