VIDEO: Madaxweyne Deni oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso. Weftiga Maxdaxweynaha ayaa kasoo kicitimay magaalada Kismaayo oo ay uga qayb galeen caleema saarkii Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka



Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading