Madasha PDRC Talks,ayaa Madaxweyne Deni caawa lagu weeydiinayay su’aalo kala duwan oo ku saabsan xaalka dalka.
Su’aalaha la waydiiyay waxa augu muhimsanaa..
-Siyaasada
-Dhaqaalaha
-Amniga,
-Mooshinkii xilka looga qaaday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka,
-Sababta uu u soo magacaabi waayay Guddoomiyaha Maxkamada Sare.
-Khilaafka ka taagan shirkada Adeega siin jirtay ciidamada Badda ee PMPF.
– Qorshihiisa doorashada 2021,
-Arrimaha jubbaland.
-Guulaha uu gaaray halkii sano ee Uu Puntland hogaaminayay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.