Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Deni,ayaa sheegay in Doorashada lagu galayo 66-Xildhibaan oo Gobolka Sool qayb ka yahay Dastuurka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Sool in ay Puntland tahay ilaa laga helayo hab Sharciyeed ka saara oo Baarlamaankeeda lasoo xulayo,ayuu hoosta ka xariiqay. pic.twitter.com/1Mgig2LY6Y
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) December 28, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.