Video:-Madaxweyne Deni qado sharaf usameeyay isimada Bari

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa maanta Qado Sharaf ugu sameeyay deegaanka Jibigalle ee duleedka Garowe, qaar ka mid ah Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Bari oo maalmahan ku sugnaa Garowe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading