Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo Saraakiisha Amniga ayaa ka wada hadlayo Arrimo dhowr ah oo uu ka mid yahay Xoojinta Dagaalka lagula jiro Xarakada Al-shabaab iyo ka shaqeynta ammaanka Dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga dalka looga baahan yahay in ay Shabaab ka saaraan Guud ahaan dalka oo dhan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.