Video:-Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri dhiibsitii Qalbidhagax?

Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa markii ugu horaysay waxaa ay Su,aallo toos ah waydiinaysay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,waxaana uu kaga hadlayaa waxyaabo badan iyadoo uu ka jawaabyo Su,aallo badan oo aysoo waydiinayan shacabka Soomaaliyeed,arrimaha uu ka hadlay ee wax laga waydiiyey waxaa kamid ah arrinta kiiskii Qalbi-dhagax oo Dowladda Soomaaliya ay itoobiya ku wareejisay sanadkii hore,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading