Video:-Madaxweyne farmaajo oo dhoofay kana hadlay magacaabistiisa Rw cusub

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow waxa uu ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isaga oo aadey dalka Sacuudiga.

”Waxaan u aadey Sacuudiga arrimo ku aadan Cimreysi, waxaana uu usoo duceynayaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed”ayuu yiri Madaxweyne farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisaan noqonaya midkii ugu horreeyey ee uu ku aado dalka dibaddiisa, tan iyo intii xilkaasi loo magacaabay, waxaana laga yaabaa inuu lasoo kulmo madaxda dalka Sacuudiga.

Dhanka kale Madaxweyne farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista uu magacaabay Ra’isalwasaaraha cusub ee xasan cali Khayre,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne farmaajo oo dhoofay kana hadlay magacaabistiisa Rw cusub"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading