Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan kula tukaday salaadda ciidda Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaaji ayaa salaada ka dib waxa uu masjidka isbaheysiga ka jeediyey Qudbad dhinacyo badan taabaneyso oo uu madaxweynaha kula dardaarmayey Shacabka Soomaaliyeed,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.