Video:-Madaxweyne Farmaajo oo su’aalo toos ah la waydiiyay

Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa wax laga waydiiyey Safaradii kala duwanaa ee dalka uu uga baxay Wakhtii la doortay kadib, Wuxuuna siwayn uga hadlay waxyaabaha ku dhaliyey Safaradaasi iyo Sida ay u midho dhaleen, isagoo Sharaxay Wixii ka qabsoomay Safaradii Kenya iyo  Sucuudiga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KMZ6lhmXvJQ


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading