Video:-Madaxweyne farmaajo”Anigu qabiil malihi mana sheeganayo Somaliduna waa ii dhaxaysaa”

Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbadii uu madasha ka jeediyey uga hadlay kulamadii uu la yeeshay dhigiisa Kenya iyo weliba xaalada abaaraha ka jira dalka Soomaaliya.

Farmaajo ayaa ka codsaday Jaaliyadda Soomaalida taageeradooda isla markaana ka qeyb qaataan maalgashiga iyo weliba u gurmashada dadka ay saameysay abaarta dalka ka jirta,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne farmaajo”Anigu qabiil malihi mana sheeganayo Somaliduna waa ii dhaxaysaa”"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading