Video:-Madaxweyne Faroole oo ka qaygalay barnaamijka qaabaynta caasimada

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed faroole oo maalmahan ku sugnaa Garowe ayaa shalay ka qaybgalay xaflad lagu soo bandhigayay Barnaamijka qaabayanta caaismada,

Madaxweynaha oo ka hadlay madasha ayaa bogaadiyay barnaamijka,isla markaana gubaabiyay maamulka,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading