Video:-Madaxweyne Gaas oo jeediyay mid ka mid ah khudbadihiisii taariikhda galay

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la hadlayay xalay qaar kamid ah Jaaliyaddaha Puntland ee Qaaradda Yurub oo shir ku qabsaday magaalada Brussels ayaa si aad ah uga hadlay xaaladda gobalka Sool iyo dagaalka looga xoraynayo Soomaaliland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading