Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta ugu anba baxay Safar dalka Sacuudiga.
Madaxweynaha ayaa waxaa safarka ku weheliyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo xubno kale.
Safarka Madaxweynaha ayaa qaadan doona dhawr maalmood ,waftiga Madaxweynaha ayaa la filayaa in ay dalka dib ugu soo laabtaan socdaalkooda kadib,hoos ka daawo Madaxweynaha oo lagu sagootiyay Garoonka Diyaaradaha Bosaso.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.