Video:-Madaxweyne Gaas oo casumay Madaxweynaha la doortay

Madaxweyne Gaas,ayaa maanta ku casumay Qasriga Madaxtooyada Madaxweynaha la doortay ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Labada Madaxweyne oo mudo kooban wada fariistay,ayaa ka wada xaajooday hanaanka ay u dhacayso xil wareejinta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading