Video:-Madaxweyne Gaas oo casumay musharaxiintii Madaxweynaha

Madaxweynaha xilka kasii dagaya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,ayaa casuumad ufidiyay Madaxweynaha la doortay iyo musharaxiintii kula tartantay xilka Madaxweyne.

Casuumadan oo ahayd mid si qurux badan loosoo agaasimay,ayaa waxaa ka muuqday muuqaal Dowladnimo,bisayl,is ixtiraam iyo rabitaan midnimo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading