Video:-Madaxweyne Gaas oo dhaliilay RW Rooble iyo Musharaxiinta Muqdisho

Madaxweyne Gaas waxaa la oran karaa ku saxan yahay Sadexda Qodob uu taabtay ee kala ah..

1.Eeda faashilka Doorashada in uu leeyahay Rooble.

2.Midowga Musharaxiintu in ay dhinac isku raacaan oo Doorashada ayidaan ama diidaan.

3.In la hakiyo Doorashada mudo Bil ah si wax loo saxo Dadka Abaartu saamaysana loogu gurmado.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading