Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,ayaa dib ugu soo laabtay caasimada Garowe.
Madaxweynaha oo markii uu diyaarada kasoo dagay ay kusoo dhaweeyeen Garoonka madaxsare oo ka mid ah Xukuumada,ayaa loo galbiyay qaybta Nasashada ee garoonka.
Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa oo Baydhabo uga qaybgalay shirka amniga Qaranka Dalka oo socday mudo sadex cisho ah,ayaa saxaafada uga waramay qodabadii shirkaas kasoo baxay iyo doorka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.