Madaxweyne Gaas oo ah Gudoomiyaha Golaha iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah iyo wafti uu hogaaminayo in ayaa gaaray magaalada Baydhabo si ay halkaas ugaga qaybgalaan shirka muhiimka ah ee looga xaajoonayo amniga qaranka dalka,hoos ka daawo muuqaalka sida loogu soo dhaweeyay madaxweynaha Baydhabo.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.