Video:-Madaxweyne Gaas oo Kismaayo si weyn loogu soo dhaweeyay

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Kismaayo ka furaya shirka madasha madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya.

Shirkaan looga hadlayo arrimaha ammaanka, iskaashiga, arrimaha Soomaaliya, dhaqaalaha, dhismaha ciidanka iyo fulinta heshiisyadii hore ayaa waxaa ka qaybgelaya madaxda Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Puntland.

Maalinimadii shalay ahayd ,ayaa lagu soo dhoweeyey Wafuuda shirak ka qaybgalaysa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading