Video:-Madaxweyne Gaas oo kormeer ku tagay wasaarada maaliyada Puntland

madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, isla markaana kulan gaara laqaatay Masuuliyiinta kala duwan ee Wasaaradaasi, waxaana uu soo kormeeray dhismaha cusub ee wasaaraddu yeelandoonto oo dhismihiisi meel wanaagsan marayo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading