Video:-Madaxweyne Gaas Oo markale faahfaahiyay waxa ay tahay dowladnimada Somaliya Ee maanta

Madaxweyne Cabdiwali maxamed Cali Gaas ayaa markale faahfaahiyay hadalkiisii ahaa..” Muqdisho waa qayb ka mid ah Soomaliya laakiin Soomaaliya ma ahan kaliya Muqdisho”.

Madaxweynuhu waxuu sheegay in dalku Fadaraal yahay awooda la wadaago,masuuliyada la wadaago,dhaqaalaha la wadaago,mashaariicda horumarineed la wadaago.

Dalku hal magaalo,hal Gobol iyo hal Deegaan waa waxii uu ku burburay mana ahan in aan dib ugu laabano.

Hadal cad oo qeexan ayuu Madaxweynuhu ku faahfaahiyay waxa ay tahay dowladnimada Somaliya ee maanta lawada qaatay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading