VIDEO: Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland iyo C/rashiid Xidig oo eedeyn u jeediyay Danjiraha M/Afrika

Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo goor dhow la hadlay warbaahinta waxa ay si kulul oga hadleen hadal dhawaan kasoo yeeray Wakiilka Midowga Africa ee Somalia ahna madaxa AMSIOM Francisco Madeira kaasoo uu ku maran habaabinayey hishiiskii ay dhawaan wada gareen Madaxda Jubbaland iyo Hogaamiyaashii isbadal doonka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading