Video:-Madaxweyne Laftagareen oo magaacabay Wasiirka Warfaafinta

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada.

Sidoi kale Madaxweynuhu,waxuu magacaabay Wasiirka Warfaafinta oo caawa iscasilay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading