Video:-Madaxweyne Martin Oo bixiyay waraysi dhinacyo badan taabanaya

Madaxweynaha maamulka United Somaliland Mustafe martin oo maalmahan booqasho ku marayay dalalka Geeska Africa haatana ku sugan caasimada Puntland ee Garowe,ayaa waraysi uu siiyay Tv-ga Puntland waxuu kaga hadlay arimo fara badan.

Madaxweyne martin,ayaa faahfaahiyay ujeedka maamulkiis aloo dhisay hadafyada uu utaagan yahay iyo qorshahaooda mustaqablka,sidoo kale waxuu ka hadlay ujeedka socdaalkiisa ee Puntland,hoos akd aawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading